Shan Nin Oo Kalluumeysato ah Ayaa Lagu La’yahay Xeebaha Puntland

Shan nin oo ka tirsan kalluumeysatada Puntland ayaa lagu la’yahay xeebaha baddaha deegaaamada Puntland mudo 4 maamlood ah, waxaana xaalad kalluumeysatadaas ka waramay wasiirka wasaaradda kallumeysiga Puntland Faarax Maxamuud Cawaash.

 

Wasiirka ayaa sheegay inay dhowr doon u direen si ay usoo helaan kalluumeysatada la la’yahay, balse waxa uu sheegay inaanay  kusoo guuleysan.

 

Faarax Maxamuud Cawaash ayaa sidoo kale sheegay inay la xidhiidheen  ciidamada caalamiga ah ee ilaaliyaha xeebaha Soomaaliya, kana codsadeen inay gacan ka gaystaan soo helistan dadkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker