Pakistan Oo Ka Digtay Xaalada Kaashmiir

Dowlada Pakistan ayaa ka dalbatay Qaramada midoobay in baadhitaan lagu sameeyo xaalada gobolka Kashmiir ee dhanka Hindiya.

Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa Taaadadii shalay  waxaa ka ka muuqday dad maxaabiis ah oo ciidanka Hindiya jirdilayaan, iyadoo qaarkood koronto lagu Qabtay.

 

Wasiirka arimaha dibada Pakistan Maxamuud Qureyshi ayaa ka sheegay Magaalada Genava in muslimiinta laga tirada badan yahay ay wajahayaan hanjabaado uga imaanaya Hindiya.

Mr Qureyshi ayaa intaa raaciyay in hadii xaalada sidan ay ku sii socoto, ay isku badali doonto howlgalada ciidanka Hindiya mid isku badala xasuuq loo geesto dadka reer Kashmiir.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker