Dhegayso: Baanka Adduunka oo sheegay in La Saadaalinayo in Dhaqaalaha Somalia kordho Sannadka

Bangiga Aduunka ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya la filayo inuu kordho sanadkan marka la bar bar dhigo sanadkii hore.

War qoraal ah oo uu soo saaray Bankiga Adduunka ayaa lagu saadaaliyay in saddexda sano ilaa shanta sano ee soo socota uu dhaqaalaha kor u sii socon doono, haddii sida hadda ay wax u socdaan aaney wax iska bedelin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker