DAAWO Barnaamij laga diyaariyey Kaalinta Dowladda Jabuuti ku leedahay Horumarinta Nabadda Geeska Afrika

Hargeysa (OWN)-Shacabka Somaliland Qaybihiisa kala duwan ayaa aragti midaysan ka bixiyey doorka madaxweyne ismaaciil cumar geele iyo dawladiisu labaantankii sano ee u danbeeyey ay ku lahayd horumarinta dhinacayada kala duwan ee Nabada, Dhaqaalaha, Taakulada, iyo Ganacsiga Guud ahaan geeska Africa gaar ahaan Soomaalida.

 

Halkan ka Daawo Barnaamij Documentry ah Oo Ka Waramaya Arrimo Badan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker