“Dhaqaaluhu Waa Cudur Siyaasaddu Se Waa Xanuun” Maqaalo Taxane Qore : Maxamed Xoosh

Waxaan dhawaan bilaabi doonaa Maqaalo Taxane ah oo aan ugu magacdaray

“Dhaqaaluhu Waa Cudur Siyaasaddu Se Waa Xanuun”

Sida la ogyahay Cudurku Dawo ayuu u baahan yahay, Xanuunku se waa soo raace cudurka ka mid ah oo marna taga marna jooga , Qaramaynta Shidaalka iyaynu ku lafo-guri doonaa iyo siyaasadda dhaqaale ee xukuumadan

Xil ayaa iga saaran muwaadin ahaan in aan sheego sida aan runta u arko “Alle Og Xaqiiqda” waa siday ila tahay, maanta hiilka ugu weyn waxa inooga baahan bulshada inta liidata ee jilicdasan ee aan garanayn WIXII DHACAY IYO WAXA DHACAAYA IMIKA IYO WELIBA SHIRQOOLADA LOO MALEEGAAYO

La Soco Insha Allah

 

Maxamed Xoosh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker