Ra’yul Caamka Shacabka Somaliland Ayaa Si Weyn Uga Biyo-diiday Hadalkii Taliye Nuux Taani.

Hargaysa:(OWN)- Guud ahaanba shacabka Somaliland ayaa waxay dareen-diidmo  ah ka muujiyeen Warkii kasoo baxay Maanta Taliyaha Ciidamadda Milatariga Somaliland,Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani,kaas oo si gaar ah usoo qaatay Labo qodob kuwaas oo kala ah;

 

  • Ciidamadda Somaliland ka goosanaya
  • Iyo qadiyadda Konayl Caarre.

 

Shacabka,ayaa ku doodaya in qaabka uu Taliyuhu arrimahaas uga fal-celiyay ahayn qaar Somaliland ku dhismayso,isla-markaasna ay ka hor-imanayso Curfigii Somaliland kusoo caano-maashay ee isku-haynta Bulshadda.

Waxaanay nasiib-daro ku tilmaamayaan in hadaladdaasi kaliya yihiin kuwo sii kala fogaynaya Bulshadda Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker