Daawo: Xukun Cusub oo Xukuumada Somaliland ku riday Wargayska Foore + Gudoomiyaha Solja oo ka hadlay

Hargeysa (OWN):- Maxkamada Racfaanka Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta xukun  cusub ugu ridey Wargeyska Foore ooh ore xukun ay ugu riday maxkamada Gobalka Maroodi Jeex

Xukunkan ayaa ah in maxkamada Racfaanka   Gobalka Maroodi-Jeex  ay xayiradii ka qaadey Wargeyska Foore Muddo hal Sanno ah ,kadib markii ay  maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex ay  xukunkaas ku riday 7 bilood ka hor

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker