Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Annagu Puntland Kuma biirin “Maayarka Degmada Badhan” Ee Sanaag-bari

Ceerigaabo(OWN) Maayarka Degmada Badhan Ee Sanaag-bari C/lle Maxamuud Faatax ayaa sheegay in isaga iyo gebi ahaan cid maammulkiisa degmada Badhan ee Somaliland katirsani aanay ku biirin Maammulka Puntland

 

Halkan hoose Kadaawo Warkaas oo Dhammaystiran