DAAHIR RIYAALE WAA NINKII DALKA BARAY MUDO KORDHINTA

DAAHIR RIYAALE WAA NINKII DALKA BARAY MUDO

KORDHINTA DOORASHADA EE ILAA MAANTA LA ISKU HAYSTO.

maadaama uu kusoo beegmay doorashadii ugu horaysay ee dalka laga qabto 1960kii kadib, Hadii uu kolkii uu talada dalka hayay doorasho kasta waqtigeeda ku qaban lahaa,maanta qofna muu awoodeen inuu u hanqal taago muddo kordhin….

runtii wuxuu jideeyay cudur xun oo raad dhibaato ku yeeshay dimoqraadiyada somaliland,weligeedna aan ka hadhi doonin.

beelihii  taladaas qaldan siiyay,daahir riyaale  iyagoo kulmiye ku xumaynaya,waa kuwa maanta ugu daran ee ka cabaadaya muddo kordhinta.

Cuqubadu halkii lagu galay

caw ku hurudaaye

oo caruurtay ka laysaa

ninkii caano baas dhama

Cabdi Sh.Xasan Axmed (Dhako

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker