Iskuulka Cusub Ee HIMILO KAAB (Abaarso Schools) Oo Laga Furay Bariga Magaalada Hargeysa

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

 

 

Waxaaa La Ogaysiinayaa Dhamaan Dadweynaha Magaalada Hargeysa gaar ahaan Waalidka Ubadkooda La Jecel Wax Barasho Tayo Leh in laydinka furay Bariga Magaalada Hargeysa Iskuulka Cusub Ee HIMILO KAAB (Abaarso Schools) .

 

Iskuulka Cusub Ee HIMILO KAAB (Abaarso Schools) In Uu Qaadanaayo Sanad Dugsiyeedka 2019 -2020 Ardayda da’doodu u dhaxayso 4 – 6 jir, Fasalkiiba wuxuu ka koobnaan doonaa 25 ilaa 30 Arday iyo 2 Macalin .

 

Waxaana loo dhigi doonaa maadooyinka ay ka midka yihiin English iyo Quraanka Kariimka, saacadaha iskuulka waa 8 AM ilaa 3PM .

 

Waxbarasho Tayo Leh ,Akhlaaqda Iyo Barbaarin Ku Haboon Ilmahaaga Waxay Qayb Ka Qaadataa Aaayaha Iyo Mustaqbalka Ubadkaaga, Hadaba Hamoogaan Dugsiga HIMILO KAAB (Abaarso Schools).

 

Wixii faahfaahina kala xidhiidh telefoonkan :-0634379398

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker