Madaxwaynaha Puntland iyo Ku Xigeenkiisa oo isku Maan dhaafsan Wadahalka Somaliland

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmex Cilmi Cismaan Karaash ayaa kasoo horjeestay wadahadalo uu dhawaan Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ugu baaqay Somaliland.

Axmed Karaash ayaa sheegay in uu kasoo horjeedo in wadahadalo shuruud la’aan ah lala galo Somaliland, waxa uuna cadeeyay in ay ka go’antahay fulinta balan qaadkii iyo waajibaadkii isaga loo doortay.

Qoraalkan kasoo baxay Madaxweyne kuxifeenka Puntland ayaa u muuqda mid looga soo horjeedo baaqii uu dhawaan diray Madaxweynaha Puntland ee ku aadanaa in Somaliland wadahadalo kala galayaan dhulka Puntland ay ka heesato.

Halkan ka Akhriso Qoraalka Axmed Karaash.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker