Dhegayso : Magaalada Philadelphia ee Dalka Maraykanka oo Weerar lagu Dhaawacay 6 Askari

Magaalada Taariikhiga ah ee Philadelphia, waxaa shaley galab ilaa xaley ka socdey toogasho iyo weerar dhex marey dabley hubaysan iyo ciidmada Booliiska.

 

Inta la xaqiijiyey 6 ka mid ah ciidamada booliiska  ah ayaa la dhaawacay, waxaana dableydan ay wadeen muddo saacado ah weerarkan.

Booliiska ayaa si nabadgalyo ah dad shicib ah uga daad gureeyey goobaha dagaalku uu dhexmarayo dableyda.

Cabdiraxmaan Sheikh Axmed wuxuu ku leeyahay Makhaayad halka weerarkaas iyo israsaaseenta ah uu ka socdo, Sahra Cabdi Axmed ayaana khadka telefoonka uu ugu waramay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker