Hayada Wadaniga ah ee Ewada ayaa 10k oo Qoys Gaadhsisay Udxadii Maalinta kobaad

Burco(OWN) Haayada Wadaniga ah ee Ewada ayaa 10k oo Qoys Gaadhsisay Udxadii Maalinta kobaad Loogu talo galay inay inay ka faaiidaystaan dadka kunool barakacayaasha Gobolka togdheer, xarumaha iyo goobaha miyida ah, kuwaasi oo dhamaantoodba ay kasocoto qaybinta iyo gaadhsiinta Barnaamijka udxiyada ee hayada wadaniga ahi ka fulinayso deegaanada ay ka hawl gasho,

Waxaana ka warbixiyey deeqahan udxiyada ah ee ay bixinayso ewada, sheikh aadan oo ah Gudoomiyaha hayadani.

Hoos ka daawo muqaalo iyo warbixin aan kusoo koobnay shaqooyinka ka socda ee hayadu ka wado gobolka togdheer.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker