Duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Magaalada Hong Kong Oo Dibadbaxayaal Hakiyay Galiyeen

Waxaa hakad galay duulimaadyadii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hong Kong kaddib markii halkaas ay hareeyeen dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda oo galay maalinkii afaraad.

Kumanaan qof ayaa dibadbaxyo ka dhigayay garoonka diyaaradaha Hong Kong maalmihii lasoo dhaafay, waxaa uu kamid yahay meelaha ugu mashquulka badan caalamka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker