DAAWO Weriye Daadihinaya Barnaamij-faneed ay ku jirto Hees uu Xaaskiisa u Hibeeyey
MARWO, waa Hees ka mid ah Barnaamij-faneed fannaaniin badan ka qayb-qaateen oo telefishanka BC24tv bulshada ugu talo-galay inuu kula ciido munaasibadda Ciidul-Adxaha. Erayada heesta waxa sameeyey Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal oo daadinaya isla Barnaamijkan, taas oo u hibeeyey Marwadiisa Farduus Xaashi Cumar. Musiga waxa ku ladhay Maxamed Xaaji Xasan, Codka iyo Laxanku waa Khadar Ilkacase,
MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO HEESTA
Muuqaalka Hoose ka daawo Barnaamij-Suugaaneedka oo dhammeystiran