Hambalyo ciida

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu,
Waxaan xuska ciidal Adxa awgeed hambalyo u dirayaa dhamaan bulsho-weynta Islaamka iyo gaar ahaan bulshada reer Somaliland.
Waxaan ilaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo nabadqad, caafimaad, bash-bash iyo barwaaqo.
Dhamaantiin markale waxaan idiin leeyahay :
” Ciid mubaarik, kulu cam wa antum bikheyr, taqabaal allahu minna wa minkum salixiil acmaal.”
 
 
Wabilaahi tawfiiq,
 
Gudoomiye: Xiis Maxmed Ciige
 
hiis66@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker