TACSI TIIRAANYO LEH : MARXUUM CABDILLAHI XAAJI JAAMAC , GUDDOOMIYAHII HORE EE BAANKA DHEXE EE SOMALILAND

Aniga oo ka wakiil ah dhamaan shaqaalaha Baanka Dhexe ee Somaliland, waxaan dhanbaal tacsi ah u dirayaa qoyska, qaraabadda, eheladda , asxaabta, iyo dhamaan shacabka JSL, ee uu ka baxay Marxuum Cabdillahi Xaaji Jaamac oo ku geeriyooday dalka Malaysia. Marxuumku wuxuu ahaa Gudoomiyahii hore ee Baanka Dhexe ee JSL, isaga oo imikana la-taliye u ahaa Guddoomiyaha Baanka Dhexe. Marxuumka waxaan ALLE uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, , qoyskii uu ka baxay, , eheladda, qaraabadda, asxaabta iyo dhamaan shacabka JSL ee uu Samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyo. Amiiin yaa rab.

 

 

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL.

Cali Ibrahim Jamac, Baqdaadi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker