TACSI: Marxuun Muse Ismail Mire (Muse Raamaale ).

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.

Anigoo ah Baxnaan xaaji aden diiriye waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan eheladii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuun muse Ismail mire (Muse Raamaale ).waxan leeyahay ilaahay janatul fardowsa ha ka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Kasmo iyo aqoon iyo
Karti iyo xilqaad iyo
Korjoogaynta guud iyo
Suugaan lagu kaftamo iyo
Hadba kaalintii adag
Kaadir lagaga seexdiyo
Waxa baxay kormeerkii
Ko`da sare ku foognaa.

 

Baxnaan xaaji aden diiriye

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker