Dhegayso: Diyaaradaha British Airways & Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadoodii Qaahira

Shirkadda diyaaradaha British Airways ayaa hakisay duulimaadkii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Go’aankan shirkadda ayaa lagu saleeyay walaac dhinaca amniga ah oo soo baxay.

 

Shirkadda  Lufthansa ee Jarmalka ayaa iyaduna si kooban u hakisay duulimaadkii Masar, balse sheegtay maanta inay dib u bilaabayso duulimaadkeedii Masar.

 

hadaba Halkan hoose ka dhagayso warbixintaas oo dhamaystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker