Dawladda Faranciiska Oo Dhoolatus Milatari kusoo Bandhigay Hub Aan Hore Loogu Arag Dunida.(Sawiro)

Dalka Faransiiska ayaa soo saaray qalab milatari oo nuuciisa horey loogu arag dunida, waxaana qalabkan cusub uu ku jiro qoray nuuc aan horey u jirin oo loogu tala galay in uu cabsi galiyo diyaaradaha Droneska.

 

Qalabkan casriga ah oo ay sameesay shirkadda tiknolojiyadda iyo seyniska ee Science Fiction ayaa  ka mid ah qoray awooda  u let in uu soo rido ama cabsi galiyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee duqeymaha geesta ama kuwa wax basaasa.

 

Waxaa sidoo kale shirkadan Faransiiska laga leeyahay soo saartay qalab uu qof qoray wato ku duulayo sida diyaaradii oo kale, waxaana qalabkan iyo hubka cusub lagu soo bandhigay maalinta gaada ka  ciyaarka milateriga Faransiiska.

 

Shirkadaha ka shaqeeya horumarinta hubka dalka Faransiiska ayaa sidoo kale ka fekeraya soo saarista qalab lagaga hortagayo weerarada, waxaanay Dawladda  Faransiisku ku mashquulsan tahay soo saarista hub iyo agabyo kale aan dunida horey loogu arag.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker