DAAWO Banaanbax Caddaalad Loogu Raadinayo Gabadh Yar oo Soomaali Ah Oo Ka Dhacay LONDON

London(OWN)-Banaanbax ay dad badan ka qeyb galeen oo caddaalad loogu dalbanayo gabadh yar oo Soomaali ah ayaa maanta(salay) Arbacadii ka dhacay magaalada London.

 

Gabdha yar ee caddaaladda loo raadinayo ayaa dhawaan geeriyootay, waxaana qoyskeedu ay sheegeen in dhimashadeeda ay ka dambeysay dhibaateyn badan oo loogu geystay Iskuulkii ay dhiganeysay.

 

Shukri Cabdi ayaa la sheegay in muddo dhowr bilood ah lagu dhibaateynayay goobtii ay waxbarashada u joogtay.

 

Dadka dibadbaxa ka qeyb qaadanayay ayaa isugu tagay bannaanka hore ee xafiiska ra’iisul wasaaraha UK.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker