Oodweyne News - Latest Somali News Update

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Fooxle & Badhasaabka Burco ayaa ka Hadlay Mudaharadayaashii Burco

Burco( OWN) Taliye kuxigeenka booliska somaliland cabdiraxmaan imaan axmed fooxle iyo Gudomiyaha gobolka togdheer xamse maxamed cabdi ayaa ka hadlay mudaharaad shalay ka dhacay magalada Burco oo khasaare kasoo gaadhay qaar kamid ah ciidanka Booliska gobolka togdheer