Wararkii u dambeeyey AYAX Khatar Gelin Kara Beeraha Somaliland oo Yemen ka soo duulley

Hargeysa (OWN)- Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa ka digtay khatarta uu leeyahay Ayax ka soo hayaamay dhinaca dalka Yemen, kaas oo halis gelin kara dalagga Beeraha ee dalka.

 

Madaxa Xafiiska La-dagaalanka Ayaxa iyo Cayayaanada iskaga gudba Xuduudaha ee Wasaarada Beeraha Somaliland, Mukhtaar cabdiraxman Cilmi, ayaa waraysi uu siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA, waxa uu faahfaahin kaga bixiyey deegaamada Somaliland ee lagu arkay Ayaxa iyo Halista uu u yeelan karo Beeralayda Somaliland.

 

HOOS  KAGA BOGO FAAHFAAHINTA XOG-WARRAN LALA YEESHAY MASUULKAN

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker