“Masuuliyadda Fashilaada Wada Hadalada Xisbiyadda Madaxweynahaa Leh” Cabdilaahi Geel jire

Mar kale ayaa waxa fashilmay wada hadaladii u dhaxeeyay xisbiyadda Kulmiye, UCID Iyo Waddan kuwaas oo lagaga arrinsanayay sidii aanay dib ugu dhici lahayn doorashooyinka soo socda.

Wada hadaladan oo kii ugu danbeeyay ay yeesheen masuuliyiin ka socotay xisbiyadda mucaaradka ah iyo madaxweynaha soomaaliland muuse biixi cabdi ayaanay wax natiijo ahi ka soo bixin, waxaanay labada xisbi ee ucid iyo Waddaniba ay dusha u saareen masuuliyadda dib u dhacaasi madaxweynaha soomaaliland.

Guddoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Waddani Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa ku eedeeyay madaxweynaha soomaaliland guul darada wada hadaladaasi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker