Daawo: “Xukuumaddu Ma danaynayso Colaadda Ceel-afwayn … ” Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani

Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Ayaa Ka Hadlay Dagal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Ceel Afweyn.

Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Barkhad oo shir jaraa’id maanta qabtay, Waxa uu ku dhaliilay xukuumadda talada haysa inaanay danaynayn nabadgelyada degaankaasi oo dagaalo kusoo noqnoqdeen u dhexeeya laba beelood.

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha guddaha ku fashilantay ammaanka gudaha, waxaanay madaxweynaha ugu baaqeen inuu xilka ka qaado.

 

Daawo Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani Barkhad oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker