DAAWO Al-fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay ka Qaaday Munaasibad laysku Arkay

DAAWO Al-Fanaan Haldoor Maxamed Siciid BK oo Hees Qalbiga Umadda Kicisay oo Waddaniyadda si weyn uga hadlay ka Qaaday Munaasibad ballaadhan oo lagu xusay Doorkii siyaasadeed ee Allah haw-naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo kaalintii uu ku lahaa Xoriyaddii Somaliland ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska 26 June 1960-kii.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker