Oodweyne News - Latest Somali News Update

Bahda Oodweyne News Oo Tacsi Tiiraanyo Badan Leh U diraya Qoyska Ilma Muuse Taarwale Oo Hooyadood Safiya Axmed Muuse  Hargeysa Ku Geeritootay

 

Madaxda iyo howlwadeenada Shakadda  Oodweynenews gaar ahaan Abdirashid Jama Kahin ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaa Ilma Muuse Cabdilaahi Faarax ( Muuse Taarwale) oo Hooyadood Safiya Axmed Muuse  Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa .

 

Waxaan leenahay dhamaan Ehelada, qaraabada iyo asxaabta oo ugu horeeyo Reer Muuse Taarwale  , samir iyo iimaan allah ka siiyo Hooyadood Marxuumadda  Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo …….Aamiiin   ….Aamiin.

 

INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Inaalilahi waa Innaa ileyhi raajicuun, Kulu nafsi daa’iqatul Mawd.