Oodweyne News - Latest Somali News Update

” Boqor Faysal Cismaan Waanu Ka Raali Galinaynaa Qudh & Qabiilba Hadalkaas” Suldaan Shaakir

‘ Boqor Faysal Waxa Loo Yaqaanaa Kaligii Gar-Xajis’ Hadalkaasina Mid Qabanayay Muu Ahayn Qudh & Qabiilaba Waanu Kaa Raali Galinaynaa” Suldaan Shakir Deeq Oo Boqor Faysal Cismaan Faarax Ka Xaal Mariyay Erayo Deel Qaaf Ah Oo Uga Yimi Reer Oodweyne.