Baafin Document Lumay

Waxaan Dadwaynaha sharafta leh ee ku dhaqan caasimadda Somaliland,Hargeysa ka codsanaynaa cidii aragta Document uu ku qoranyahay Magaca Iskuulka City Community School oo lahaansha Dugsi,oo ku lumay magaaladda Hargeysa dhexdeeda

Waxaanu cidii aragta si naxariis leh uga codsanaynaa inay ku soo hagaajiyaan Xafiiska Iskuulka oo ku yaala Fooqa Baxsane ee Cimaaratu Salaama Dabaqa 3aad Ama ciwaanadda kala ah

Tel:0634422207 ama 0634022444

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker