AWDAL AIRPORTKA BORAMA (TARIIQA LAWYACADO BORAMA IYO JIGJIGA).

Waxan leehay SOMALILAND CIID MUBAARIG
MARKA XIGA reer AWDAL CIID MUBAARIG.
waxan ku hambalyeynayaa MAYOR SULIMAN
Awguuliyo guusha horumareed ee aad wado
waan kugu hambalyeynayaa ALLAHA kugu guuleeyo.
ha rumawdo gegada diyaarada ee borama oo furanta.
somaliland waxan uga digayaa in ayna carqaladeyen
ayna siyaasadeen mashaariicda dalka beesha caalamku
ka fulinayo sidii DPWORLD horumarka uga fuliyey ulana
wareegeen BERBERA DEGEDEEDA AIRPORTKEEDA
TII OO ANAY SOMALIYA U SOO MARIN
somaliland waxay garta ku heshay wixii horu mar ah
ee dalka u soo qordha yaan la siyaasadayen oo la carqaladeyen
MARKAA DARIIQA LAWYACADO ILAA BORAMA ILAA JIGJIGA WAA
GUUL INOO SOO HOYATAY TII OO BILAASH LA INOOGU DHISAYO
DHEREKIISU WAA 280 KILOMITER BACAAD IYO BUURO MARAYA.
GUUL IYO GOBANIMO
SOMALILAND.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker