Hambalyada Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland

Hambalyada Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee Munaasibada Ciida awgeed.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka ciidanka Dab-demiska wuxuu Hambalyo u dirayaa Dhamaan shacbi weynaha ku nool Somaliland, gaar ahaan xubnaha Ciidanka Dab-demiska iyo xaasaskooda meel kastooy joogaan.

In Ilaahay Ciidaa ciideeda enagu gaadhsiiyo Bash bash , Barwaaqo, nabad iyo Caafimaad qab.

Aaamiin Aaamiin Aaamiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker