Wiil Somali Ah Oo Dhaawac Loogu Geystay Dalka Sweden

Wararka dalka Sweden ayaa  sheega in xaafada Rinkeby ee magaalada Stockholm  ayaa shegaayo in  dhaawac halis ah loogu geystay wiil dhalinyaro ah.

 

Lama oga kooxda dhaawaca u geysatay wiilka soomaaliyeed wallow ciidamada amaanka soo gaarayn goobta ayna wadaan baadhitaano.

 

Dhalinyarada Soomaalida  ee kunool dalka sweden ayaa la kulmo dilal iyo dhaawacyo kuwaasi u geystaan kooxo gangis ah.

 

Xaafada Rinkeby ayaa la xidhay Hada waxaana socda Baadhitaan ku aadan toogashada dhacday.

 

Xaafada Rinkeby ayaa ah goob ay ajaanibta gaar ahaan Somalida ku badan tahay waxaana ka dhaca Weeraro kala duwan Xiliga Kuleelaha.

 

Xigasho/TT iyo Aftonpaldet

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker