Denmark Oo Qasab ku Celineysa Qaxooti kasoo jeeda Wadan Kamid ah Africa

Dowlada Dalka Denmark ayaa wada Qorsho ay Qasab ugu Celineyso Qaxooti kasoo jeeda Dalka Suudaan kuwaasi oo ku Sugan Dalkeeda.

Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Denmark ayaa lagu wadaa in uu Safar ku tago Dalka Suudaan si uu ugala Hadlo Milatariga Dalkaasi qabsaday in Qaxootiga Ku sugan Denmark loo Celinayo Dalkooda.

Sida Dowlada ay sheegtay Dadka La Celinayo ayaa ka kooban Afar qof kuwaasi oo Denmark weediistay Magangalyo Xiligii Madaxweyne Cumar Al-bashiir inkastoo laga diiday Codsigooda.

 

Dalka Denmark ayaa kamid ah Wadamada Midowga Yurub kuwaasi oo celiya Qaxootiga kasoo jeeda Africa ee diidmada la siiyay.

 

Xigasho/Aftonpladet

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker