AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA DIGNIINTA UU IMAAMADA KU AMRAY MICROPHONE NADA KA DAAYA TAHAJUDKA.

Waxay Somalidu tidhaa INGIRIISKU halkuu awr marindoono irbad buu ku deyaa. Horta Agaasimahaasi nin Diinta Islaamka ka Jaahila ka ah weeye waxan uu leeyey aamusiiya waa Dacwadii Islaamka isagu a Dembiga male ee Xakuumadda iyo Wasiirka WARFAAFINTA ayaa arinku ka soo fidayaa. Waxba a kama duwana inuu odhan ayaan berito Masaajidadaa badane Eedaanka hoos haloo dhigo. Wasaaradda warfaafintu waxay ahayd Diin faafin inoo noqoto, waxaan Xukuumadda iyo Madaxda wasaaradda Warfaafintu ka aqoon la yihiin boqolaalka million  ee Christian ka ah ee Africa iyo Asia iyo adduunka kaleba WARFAAFINTA reer Europe baa gaalaysiisay oo Christian ka dhigtay ha ugu horayso BBC Dan aynu muxaadarooyinka ka dhignay baa u horaysaa. Hubaal NGO yadaa dalbaday in TAHAJUDKA la joojiyo oon la maqlin. Ta labaad Imaaraadka ayaa inoo taliya oo halkuu Diinta, Eedaanka Masaajidadaa ULA dhaqmo ayeynu ku siqaynaa.

Xukuumaddu waxay garan weyday gawaadhida qaadka keena ee hoonka kula wareega 6da Subaxnimo ee dadka hurdada kaga ciyaara 365 ka ayaamood ee sannadkan aamusiiya intay shaashadaa la soo fadhiisannay aan Eedaanka ha la joojiyo, marka horeba Wadaadadu waxay ka mid yihiin SHANTA INSTITUTION EE SHACABKA U HESHIIYEY MARKA ADEN SIIRO LAGA REEBO.
NIN Gaala oo programmes ka Documentary ah dunida kasoo duuba oo team dhan ka xaysta oo la yidhaa Michael Mablin ayaa isagoo beri North Africa dhexmaraya oo kolonyo baabuura wata ayaa caasimad Muslim ah dulyimi waqtigii Eedaankii subax, wuxuu yidhi Magaaladdiibaa afarta dhinac Eedaanka baxay oo wada dayaantay Markaasaa Muslimkii oo dhan guryihii ka soo baxay oo xaggii Masaajidada u yaa iin dhulkii oo weli madaw ah wuxuu yidhi ANIGU ILAYN GAAL BAAN AHAYE MARKAASAA ILAAHAY HURDO II KEENAY OON BARQADII MEEL CIIDA KA TOOSAY. IMIKA MADAXDA WARFAAFINTA IYO NGO YADU MARKA TAHAJUDKA LOO EEDAAMAY IYANA HURDO U KA CAAN OO EEDAANKII LA COLLOOBEEN. Wadanku waa ISLAAM Masaajidada la aamusiiin mayee Wasaaradda Warfaafintaa la aamusiiin haddaanay arinkaa apology ka bixin.
MBashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker