AHN .Xaaji Cismaan Cawad Maxamuud (badh badha) oo Burco ku Geeriyooday

inaa Lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun

Madaxwaynaha somaliland oo Tacsi udiray Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay alle Haw naxariistii Ganacsade Xaaji Cismaan Maxamuud Cawad (badh badh) oo ku Geeriyooday Magaalada Burco 26/05/19

Madaxwaynaha Somaliland ayaa Marxuumka ku sifiiyay Halyay ka baxay Shacabka Somaliland waxaanuu intaa ku daray in Marxuumka lagu xasuusto QayBtii uu ka soo qaatay Halgankii dib u Xoraynta Dalka iyo waiba Halgankii Gumaystaha

Madaxwayne Biixi ayaa Marxuumka u Rajeedyay in ilaahay janadiisa ka waraabiyo

Sidoo kale Anoo ah Suxufi Sinyoore oo ku Hadlaaya Magacayga iyo kan Hawl wadeenada Shabakadda Oodwaynemedia waxaanu Siwada jira Tacsi u diraynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuumku

waxaanaanu Ilaahay uga Baryaynaa inuu Su aasha u fududeeyo kana badbaadiyo Cadaabul qabriga amiin ..amiin .. amiin .. Ilaahay Iilka Neecaw qabaw iyo Haku siiyo Naruuro

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker