Waraysi: Dr. Kath Robertson Oo Ahayd Dacwad-oogaha Dacwadii Loo Haystay Kornayl Yusuf Tuke ee ka dhacday Maraykanka

Barnaamika Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV waxa uu waraysi gaar ah la yeeshay Dr. Kath Robertson oo ahayd dacwad-oogaha dacwadii loo haystay Kornayl Yusuf Tuke ee ka dhacday maxkamada Federalka ee Virginia ee Maraykanka. Sidoo kale Dr. Kathy waxay xubin ka tahay Xarunta Cadaalada iyo Isla-xisaabtanka “CJA”. Waraysigan oo uu qaaday Zaki Maah oo ka tirsan bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program. Daawasho wanaagsan

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker