Shil Baabuur oo ka dhacay Somaliland oo ay ku dhinteen Dad isugu jira Muwaadiniin iyo Ajaanib

Afar qof, oo laba ka mid ah ay ajnabi yihiin ayaa ku dhintay 10 kalena, Way ku dhaawacmay shil gaari oo shalay gelinkii dambe ka dhacay wadada isku xidha magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera. Afar-ta qof ee dhintay ayaa laba ka mid ah waxa ay u dhasheen dalka.

Dhageyso faah faahinta warka shilkan oo uu magaalada Hageysa ka soo diray wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle oo tagay Isbitalka Hargeisa oo dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen shilkaasi lagu dabiibayo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker