Muuse iyo Maxmed kahin iyo kulmiye, iyo faysalba waxaa caddaatey iney Xamar inagu waddani .by; fuaad,maxamed qawdhan arimaha bulshda london

Waar  managaa wallan mise, kulmiye iyo faysal baa wallan.
Waxaan wadda ogsoonahey in wafdi wadda dhan iyo faysal cali warraabe u baxeen keenya weegii ina soo dhaafey.
Hadabba waxaa is weydiin mudan maxey halkaas  kulla kulmeeyn, waxaan wadda ogsoonahey in warbahinta  dadka afka soomaaliga ku hadla iyo kuwa keenya ay soo sareen  iyaga madaxda soamlialnd oodhami aay meel la fadhiyaan , niman madax ka ha dalka soomaaliya.
Warbaahnita somalida iyo kuwa keenya ayaa sheegey in siyaasiinta somaliland aay la kulmeeyn siyaasi weyn oo  ka tarisan siyaasiinta soomaaliya oo la  yidhaahdo,(CABDIRAXMAN CABDI SHAKUUR WARSAME).
Cabdi shakuur waa siyaasi weyn oo oohgaamiya xisbga waddajir ee mucradka somalia 2019, haddba xubnaha siyaasiga la kulmey  ayaa waxaa kamid ahaa
 
1) WASIIRKA SOMALILAND ARIMAHA GUDAHA MAXAMED KAAHIN
2) GUDOOMIYAHA UCID FAYSAL CALI WARAABE.
3) IYO GUDOOMIYHA XIBIGA KULMIYE
4)IYO SAMAALE OO AH MADXDA KULMIYE.
 
 

Hadabba walaalyaal waxeynu nahey bulsho la yidhaado somaliland, waxaan heshiis ku galney ilaa intaan iyo aaynu  ictraaf haleeyno iney, naan la kulmin madaxda somaliya muxaafid iyo mucaaaradba, wey idiin muuqataa madaxda kulmiye iney yihiin tuug beenaalayala oo ruwayd u dhigaya dadka somaliland, iyagga ayaa habeen iyo malinba la hadla somaliya xidhiidhna la lah, hadii islaan madax ah oo somaliya ka soctaa aay ku arkaan waddamada jaarka wey u tagaan weyna la  fadhiistaaan, faysal cali waraabe waka markuu arku  farmaaje isla swira, maha inuu inagu yidhaado waa cadow daawada waankan isga oo la sawirine,  hadaba   kkuwa kalana ee kulmiye badanoo kalaba ee   madxada  kale ee kulmiye dhamaan tooon iney iyaguna sidaas yihiin.
 

 Waxaa maanta cataadey iney (muuse biixi iyo maxamed kahin iyo faysalba xamar nagu waddaan.)
 
hadii  aay caddalad joogto  somaliland raggan waa tuug waxey been  usheegeen bulshadii somaliland. waa in la ganaaxo ama maxkamad la keeno, sharcigu ma ma waddani iyo maskinta uubuu qabtaa, waxaa aniga ii muuqta in madaxda kulmiye aay xamar inagu wadaaan , kana xun yihiin siyaasada wangsan ee waddani,  ta kale sharcigu maha inuu dadka shacibka uu qabto ee calanka  bluega xidha, waayo madaxdeenii baa iyaguba madaxda somaliya la qayilayee.
 
 
 
Suaashu waxey tahey  hadii xisbiga waddani  uu maanta jagaas gali lahaa walaahi dalkuba wuu gariiri lahaa,  waad ogedeen beentuu , muuse biixi ku  olaleenayeey markuu madaxweynaha rabey ee uulahaa, haber yonisbaa xamar inagu wadda.
 
waxaan odhan lahaa madaxdan kulmiye sharcigu maanuu qaban  horta iyo faysalba.
thank you
ilaahey baa mahad leh inaga dhigey muslin.
 
 
Waxaa qorey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
00447383135563
 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker