Somaliland: Bilowga Olole aan loo kala hadhin oo ka dhan ah Gudniinka Fircooniga ah oo Kulmiyey Culimo si Cilmiyeysan uga hadashay

Hargeysa (OWN)- Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland oo kaashanaysa Culimada dalka, ayaa bilowday olole ay bulshada kaga wacyi-gelinayso Dhibaatooyinka uu leeyahay Gudniinka Fircooniga ah iyo sida uu uga soo horjeedo dhaqanka suubban ee Diinta Islaamka.

 

Wasaaradda oo kaashanaysa culimada dalka, waxa ku tallaabsaday bilowga olole ibo-fur u noqonaya wacyi-gelin bulshada lagu baraarujinayo dhibaatooyinka nololeed ee Gudniinka Fircooniga ahi u leeyahay mustaqbalka Nololeed ee gabadha oo tiir-dhexaad u ah nolosha Qoysaska ee Bulshada.

 

Hoos ka daawo Muuqaal xambaarsan farriin ka dhan ah Gudniinka Fircooniga ah oo Wasaaraddu u jeedinayso Bulshada.

 

  

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker