Deegaanka Ceelafweyn Oo Nin Lagu Dilay

Wararka Ka Imanaya Deegaanada Ceelafweyn aya la sheegaya in Halkaas Nin Ka Tirsan Beelahi Walaalaha ee Hore ugu Dagaalamay Deeganaadasi in Mid ka mid ahi Lagu Dilay Halkaasi.
Dilkan aya ku soo beegmaya xili Nabad La Kala Dhex Dhigay Labadi Beelood ee walaalaha aha, iyago Halkaasi culimadi iyo ciidamada Nabad Ilaalinto Hawl weyn ka Gaysatay sidi ay Nabad uu kala Dhex dhigi lahayd.
waxa Lagu soo waramaya in Booliska Gacanta Ku Hayaan Xaalada Nabadgelyo si aanay wax kale uu sii dhicin ila hadda  waxi ka soo kordha kala socda Warbaahinta Oodweynenews.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker