Oodweyne News - Latest Somali News Update

28 Sano Maxaa Somaliland U Qabsoomay, 18 May Iyo 26 June Maalintee Mudnaanta Koowaad Leh?

Tempo Afric TV Somaliland USA Program waxay barnaamij gaar ah ka samaysay 28kii sano ee Somaliland jirtay waxa u qabsoomay, carqaladaha horyaala maanta iyo mudnaanta May 18 iyo 26 June.

 

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA