Somaliland iyo Calanka tawxiidka

Marka hore waxaan Salaamaya dad weynah reer Somaliland meel Walba ay joogaan Marka danbe na waxaan Salaamaya  madaxda qaranka Jamhuriyada Somaliland .

Salaan ka dib waxaan qalinka u so qaatay in aan ka hadlo tawxiidka ku qoran Calanka Somaliland oo xambaarsan micno weyn oo ah la macbuuda bi xaq ilaa allah… kilmada ilaah waa macbuud ama wax la caabudo Marka waa la inkiray macbuud kasta oo allah aheyn (laa ilaah)(ilaa allah) , Mohamed rasuul Allah.
Calankan ha jiro ilaa maalinta akhiro tawxiidka maalinta laga tirtiro ayuun  un ba Somaliland loo yaaba .
Waa bilaah tawfiiq
awale burco

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker