Hees Cusub Oo Lagu Ammaanayo, Looguna Ducaynayo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

Hees cusub oo lagu ammaanayo, looguna ducaynayo Madaxwayne ku xigeenka Muxtarimka ah ee Jamhuuriyada Somaliland, Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici). Heestaa oo hadyad looga dhigay Madaxwayne Saylici waxa hal abuuray isla mar ahaantaana laxanka raaciyiya Abwaan Cabdiqani Suldaan Yuusuf (HiilDan), waxa ku luuqaynaya Farxaan Maxamad (Kuuriya), Muisgana waxa raaciyay C/Casiis Halaasi. Dhagaysi iyo dheehasho wacan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker