Oodweyne News - Latest Somali News Update

DAAWO Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Laba Qarni

Qaybta 1aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay iyo Bilowga Qarnigii 19aad. Barnaamijkan ayaa ka baxay Idaacadda BBC-da Toban Sanno ka hor.