Yuusuf Garaad “Haddii Internet la joojiyo Xitaa qishka ma joogsanaayo”

Muqdisho (OWN)-Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay go’aanki dowladda Soomaaliya ee ku aadanaa joojinta Imtixaanaadka dugsiyada Sare ee sanadkaan.

Wuxuu marka hore ka hadlay imtixaanaadkii ay gali jireen xiliyadii hore ee dalka uu lahaa nidaamka dowladnimo ee aadka u wanaagsanaa.

Wuxuu sheegay in xitaa haddii la joojiyo adeegsiga Internetka aanu joogsaneyn in ardayda ay helaan Qishka.

Wuxuu qormadiisa Kooban uu ka hadlay saameynta baraha Bulshada iyo imtixaanaadka dowlada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker