Dawladaha Yurub oo Gaashaanka ku dhuftay Rabitaanka Maraykanka ee uu ku Doonaayo inuu Tallaabo Milatari ka qaado Dalka Iiraan

 

Yurub Oo Dhagaha KaFuraysatay ManeenadaMaraykana Kana SooHorjeesatay Dagaal laguQaado Iiraan

Hogaamiyayaasha dalalka  Midowga Yurub ayaa ugu baaqay  Maraykanka inuu ka shaqeeyo  Xasiloonida bariga dhexe, xili uu  Xoghayaha arrimaha dibada ee  Maraykanka Mike Pompeo uu  safar kadis ah ku yimid  magaalada Brussels.

 

Maraykanka iyo EU-da ayaa siweyn ugu kala fogaaday  siyaasada ku aadan dalka Iran,waxayna MidowgaYurub  sheegeen inay weli taageersanyihiin heshiiskii caalamiga ahaa  ee dalka Iran wax ka saxiixay
sanadkii 2015, kaasi oo lagu
xakameeyey barnaamijkii
Nukliyeerka ee Tehran, walow uu
Donald Trump Madaxweynaha
Maraykanka sheegay inuu ka
baxay heshiiskaasi.
Xulafada Maraykanka oo ay ku
jiraan Israel, Sacuudiga iyo
Imaaraatiga ayaa olole weyn ugu
jiray in la burburiyo heshiiskii 2015
iyo waliba in duulaan militari lagu
qaado dalka Iran oo ay ku
eedeeyeen inuu khatar ku yahay
amnigooda.
Sacuudiga iyo Imaaraatiga ayaa
maalmihii lasoo dhaafay bilaabay
inay faafiyaan wararka sheegaya
in qaar kamid ah Maraakiibtooda
shidaalka weeraro lagu qaaday,
xili Maraykanka uu sheegay inuu
la socdo qorshaha  Iiraan ay ku dooneyso
inay ku weerarto dalalka jaarka la
ah ee Khaliijka iyo saldhigyada uu

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker