Ogaysiis Muhiima: Shir-weynaha Beesha Isaxaaq Carre Ee Dalka Ingriiska  15 June 2019 Birmingham

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Haldoorka, Dhalinyarada,Haweenka iyo guud ahaan qaybaha kala duwan ee Beesha Isaxaaq Carre Ee ku nool Dalka Ingriiska in 15 June 2019 Shir-weyne balaadhan Beeshu ku yeelan-doonto dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada Birmingham,

Adresska Hallka Shirku ka Dhacaayo Waa: AMOORE HALL, 37    WHITMORE ROAD, B10     ONR

Kala Xidhiidh Telefoonadan Hoose Gudida Qaban-qaabada ee Shir-weynaha Beesha Isaxaaq Carre Ee Dalka Ingriiska

 

Abdilahi Osman

07772 777673

Maxamed Yuusuf Maakhiri

07475888353

Moxamuud Ileeye

07985 211870

Ismail cabdilahi

07969390163

Rooda Cumar Aw Saciid

07387 157267

Muna Osman Xandule

07462 717711

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker