Madaxweynaha “Walaalki Ayaa Naga Raraya Dhulkanu Deganayn….” Shacabka Xaafada Buurta Kala-Jeexan Ee Hargeysa

Qoysas danyar oo ku nool xaafad ka mid ah Hargeysa ayaa sheegay in nin madaxweynaha Somaliland ay walaalo yihiin oo lagu magacaabo Cumar Biixi Cabdi iyo wiil uu abti u yahay ay ku haystaan dhulka ay deggan yihiin.

Madaxweynaha Somaliland ayay ka codsadeen in uu ka qabto xubnahan ka tirsan qoyskiisa oo ay ku eedeeyeen in ay dulminayaan.

Ninka ay walaalaha yihiin madaxweynaha ayay sheegeen in uu Qurbaha uga yimi si uu dhulkooda u qaato.

Dhinaca la eedeeyay ilaa hadda kama jawaabin.

 

Halkan hoose ka daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker