DAAWO Xaflada 18 MAY ee 2019 oo Lagu Qabtay Magaalada Linköping Ee Dalka Sweden

Xaflada 18 MAY ee 2019 oo Lagu Qabtay Magaalada Linköping Ee Dalka Sweden, Magaalada Linköping ee dalka Sweden ayaa noqotay magaaladii ugu horeysey ee laga xuso munaasibada 18 MAY ee sanadkan 2019, Jaaliyada magaaladaa oo noqotay hormuudka jaaliyadaha reer Somaliland ee dalkan Sweden ayaa soo abaabulay xafladan oo ay kasoo qeyb galeen xildhibaano Swedish ah & Wasiirka maalgashiga Somaliland & Safiirka Somaliland ee Sweden Amb Zakariye & Michael Torstensson wakiil sharafeedka Yurub, Xafladan ayaa ahayd mid aad u qiimo badan isla markaana loosoo abaabulay si heer sare ah, iyadoo sidoo kale fanaanada Nimco degen lagu soo casuumay oo ay ka qeyb qaadatay,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker