Daawo: Boqorka Beelaha Dir ayaa ka hadlay Shirkii Dir ee S.land kadhici laa
Addis(OWN) Boqorka beelaha dir oo kusugan caasimada itoobiya ee addis ayaa ka hadlay shir ay shaaciyeen qaar kamid ah Hogaanka oo hore ushaaciyey inuu shir dir ahi somaliland kadhici doono